Tirintii 29:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dibiga iyo wanka weyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

Tirintii 29

Tirintii 29:35-39