Tirintii 29:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

Tirintii 29

Tirintii 29:11-30