Tirintii 29:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bisha toddobaad maalinteeda shan iyo tobnaad waa inaad yeelataan shir quduus ah, oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, oo waa inaad inta toddoba maalmood ah Rabbiga iid u samaysaan.

Tirintii 29

Tirintii 29:4-17