Tirintii 29:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bisha toddobaad, maalinteeda kowaad, waa inaad yeelataan shir quduus ah; oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, waayo, waa maalin buunan laydiin afuufo.

Tirintii 29

Tirintii 29:1-5