Tirintii 28:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad la bixisaa oo qurbaan hadhuudh ka dhigtaa eefaah bur ah oo toban meelood loo dhigay meeshiis oo lagu daray hiin rubuceed oo ah saliid saafi ah.

Tirintii 28

Tirintii 28:2-8