Tirintii 28:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qurbaankooda hadhuudhkuna wuxuu ahaan doonaa bur saliid lagu daray. Burka toban meelood loo dhigay saddexdiis meelood waa inaad dibiba la bixisaan, labadiis meeloodna wanka weyn,

Tirintii 28

Tirintii 28:13-23