Tirintii 26:63 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwaasu waa kuwii ay tiriyeen Muuse iyo wadaadkii Elecaasaar ahaa oo ku tiriyey reer binu Israa'iil bannaankii Moo'aab oo webi Urdun ku ag yaal oo Yerixoo ka soo hor jeeda.

Tirintii 26

Tirintii 26:55-65