Tirintii 26:59 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Camraam naagtiisu waxay ahayd Yookebed ina Laawi, taasoo Laawi ugu dhalatay dalkii Masar. Oo iyana waxay Camraam u dhashay Haaruun iyo Muuse iyo walaashood Maryan.

Tirintii 26

Tirintii 26:55-65