Tirintii 26:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilashii Belac waxay ahaayeen Ared iyo Nacamaan. Oo Ared wuxuu dhalay qabiilka reer Ared, Nacamaanna wuxuu dhalay qabiilka reer Nacamaan.

Tirintii 26

Tirintii 26:33-50