Tirintii 26:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ku yidhaahdeen, Dadka inta labaatan sannadood jirta iyo inta ka sii weyn soo tiriya, sidii Rabbigu ku amray Muuse iyo dadkii reer binu Israa'iil oo dalkii Masar ka soo baxay.

Tirintii 26

Tirintii 26:2-14