Tirintii 26:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo uu dhulku afka kala qaaday oo liqay iyagii iyo Qorax markii kooxdaasu ay dhinteen, kolkii dabku baabbi'iyey labada boqol iyo kontonka nin oo ay calaamad noqdeen.

Tirintii 26

Tirintii 26:7-20