Tirintii 25:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo teendhadii ayuu uga daba galay ninkii reer binu Israa'iil, oo ninkii reer binu Israa'iil iyo naagtii labadiiba calooshuu ka wareemay. Markaasaa belaayadii laga joojiyey reer binu Israa'iil.

Tirintii 25

Tirintii 25:4-13