Tirintii 25:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naagtii reer Midyaan oo la dilay magaceedu wuxuu ahaa Kaasbii ina Suur, oo aabbeheed wuxuu madax u ahaa qolo ka mid ah reer Midyaan.

Tirintii 25

Tirintii 25:11-16