Tirintii 24:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Baaldiyadooda waxaa ka daadan doona biyo, Oo farcankoodu wuxuu ku jiri doonaa biyo badan, Oo boqorkooduna wuu ka sarrayn doonaa Agag, Oo boqortooyadoodana waa la sarraysiin doonaa.

Tirintii 24

Tirintii 24:1-14