Tirintii 24:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu eegay reer Qeyn, markaasuu hadalkiisii sii watay oo yidhi, Meeshaad deggan tihiin waa adag tahay, Oo buulkiinnana dhagaxaa laga dhisay.

Tirintii 24

Tirintii 24:19-24