Tirintii 23:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Ilaah Balcaam ka hor yimid, oo wuxuu ku yidhi, Waxaan diyaariyey toddobada meelood oo allabari, oo meel kastaba waxaan ku dul bixiyey dibi iyo wan.

Tirintii 23

Tirintii 23:1-9