Tirintii 23:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, dadku wuxuu u kacaa sidii gool oo kale, Oo sidii aar oo kale ayuu isu qaadaa: Oo isagu jiifsan maayo jeeruu ugaadh cuno, Oo uu dhiigga ka cabbo waxa uu dishay.

Tirintii 23

Tirintii 23:23-29