Tirintii 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu reer Yacquub dembi kuma uu arag, Oo reer binu Israa'iil qalloocsanaan ugama uu jeedin. Rabbiga Ilaahood ah ayaa iyaga la jira, Oo waxaa dhexdooda ka yeedhaysa boqor qayladiis.

Tirintii 23

Tirintii 23:20-28