Tirintii 23:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah ma aha nin been sheego; Mana aha binu-aadmi qoomameeyo. Ma wuxuu yidhi buusan samaynayn? Ama ma wuxuu ku hadlay buusan yeelayn?

Tirintii 23

Tirintii 23:9-28