Tirintii 23:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaa qiyaasi kara reer Yacquub oo sida boodhka ah? Amase yaa tirin kara reer binu Israa'iil rubuciis? Anigu aan u dhinto sida kuwa xaqa ahu u dhintaan, Oo ugu dambaystayduna ha ahaato sida tooda oo kale.

Tirintii 23

Tirintii 23:8-16