Tirintii 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu ku yidhi iyagii, Caawa halkan ku barya oo anna war dambaan idiinka keenayaa wixii Rabbigu igula hadlo. Markaasay amiirradii reer Moo'aab la hoydeen Balcaam.

Tirintii 22

Tirintii 22:4-11