Tirintii 22:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Balcaam wuxuu malaa'igtii Rabbiga ku yidhi, Waan dembaabay, waayo, ma aan ogayn inaad jidka taagan tahay adigoo iga gees ah. Haddaba haddii sidaasu ku xumayso, dib baan u noqonayaa.

Tirintii 22

Tirintii 22:31-41