Tirintii 22:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Balcaam dameertii ku yidhi, Maxaa yeelay, adigu waad igu majaajilootay. Oo weliba waxaan jeclaan lahaa in seefu gacantayda ku jirto, waayo, waan ku dili lahaa hadda.

Tirintii 22

Tirintii 22:20-33