Tirintii 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana dameertii waxay aragtay malaa'igtii Rabbiga, markaasay iska jiifsatay Balcaam hoostiisa, Balcaamna wuu cadhooday, oo dameertii usha ku dhuftay.

Tirintii 22

Tirintii 22:25-37