Tirintii 22:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana dameertii waxay aragtay malaa'igtii Rabbiga, markaasay derbiga isku jiidday, oo Balcaam cagtiisii ayay derbigii kula qabatay, oo isna haddana wax buu ku dhuftay.

Tirintii 22

Tirintii 22:24-27