Tirintii 22:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo habeennimadii ayaa Ilaah Balcaam u yimid, oo wuxuu ku yidhi, Haddii nimanku u yimaadeen inay kuu yeedhaan, kac oo iyaga raac; laakiinse waxaad yeeshaa aan kugula hadlo oo keliya.

Tirintii 22

Tirintii 22:15-22