Tirintii 22:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aroortii dambe ayaa Balcaam kacay, oo wuxuu amiirradii Baalaaq ku yidhi, Dalkiinnii taga, waayo, Rabbigu fasax buu ii diidaa inaan idin raaco.

Tirintii 22

Tirintii 22:12-18