Tirintii 21:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu dadka dhexdiisii ku soo daayay abeesooyin qaniinyo kulul oo ay dadkii qanqaniineen, oo dad badan oo reer binu Israa'iil ah ayaa dhintay.

Tirintii 21

Tirintii 21:3-7