Tirintii 21:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Buur Xor waxay uga guureen xagga jidka loo maro Badda Cas inay hareer ka maraan dalka reer Edom. Markaasay dadku aad u qalbi jabeen jidkii daraaddiis.

Tirintii 21

Tirintii 21:1-9