Tirintii 21:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed kuwa maahmaahyo ku hadlaa waxay yidhaahdaan, War Xeshboon kaalaya, Magaaladii Siixon ha la dhiso oo ha la xoojiyo,

Tirintii 21

Tirintii 21:20-30