Tirintii 21:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Na daa aan dalkaaga dhex marnee. Annagu gees ugu leexan mayno berrin ama beercanab, oo ceelashana biyo ka cabbi mayno. Waxaannu iska maraynaa boqorka waddadiisa jeeraannu soohdintaada ka baxno.

Tirintii 21

Tirintii 21:17-25