Tirintii 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer binu Israa'iil Rabbiga nidar u nidreen oo waxay yidhaahdeen, Hubaal haddaad dadkan gacantayada soo gelisid markaas magaalooyinkooda oo dhan waannu wada baabbi'inaynaa.

Tirintii 21

Tirintii 21:1-5