Tirintii 21:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaasna waxay uga guureen xagga Bi'ir, kaasoo ah ceelkii Rabbigu Muuse kaga yidhi, Dadka oo dhan soo ururi, oo anna biyo waan siinayaa.

Tirintii 21

Tirintii 21:13-18