Tirintii 20:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maxaadse dalkii Masar nooga soo bixiseen, oo aad meeshan sharka ah noo keenteen? Waayo, meeshanu ma aha meel laga helo midho, ama berde, ama geedcanab, amase rummaanno; oo biyo la cabbona laguma arko.

Tirintii 20

Tirintii 20:4-15