Tirintii 20:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay Muuse iyo Haaruun ururkii oo dhan ku soo ururiyeen dhagaxa hortiisii, oo wuxuu iyagii ku yidhi, War bal maqla, caasiyiin yahay. Dhagaxan biyo ma idiinka soo daynaa?

Tirintii 20

Tirintii 20:5-20