Tirintii 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iil, xataa shirkii oo dhammu waxay cidladii Sin yimaadeen bishii kowaad. Markaasaa dadkii waxay degeen Qaadeesh, oo Maryanna halkaasay ku dhimatay, oo halkaasaa lagu aasay.

Tirintii 20

Tirintii 20:1-2