Tirintii 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xagga koonfureedna waa inuu ahaadaa calanka xerada reer Ruubeen, siday ciidammadoodu yihiin, oo amiirka reer Ruubeenna waa inuu ahaadaa Eliisuur ina Shedeeyuur.

Tirintii 2

Tirintii 2:1-15