Tirintii 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii qaalinta gubona dharkiisa biyo ha ku maydho, jidhkiisana biyo ha ku maydho, oo isna tan iyo fiidkii nijaas buu ahaan doonaa.

Tirintii 19

Tirintii 19:7-10