Tirintii 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa in qaalinta hortiisa lagu gubaa. Haraggeeda, iyo hilibkeeda, iyo dhiiggeeda, iyo uuskeedaba waa in la wada gubaa.

Tirintii 19

Tirintii 19:1-9