Tirintii 19:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kaasu waa inuu maalinta saddexaad isku daahiriyaa, oo maalinta toddobaad isagu daahir buu ahaan doonaa; laakiinse haddaanu maalinta saddexaad isdaahirin, markaas maalinta toddobaad daahir ma uu ahaan doono.

Tirintii 19

Tirintii 19:9-22