Tirintii 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, anna walaalihiin reer Laawi ayaan kala dhex baxay reer binu Israa'iil, oo waxay idiin yihiin hadiyad Rabbiga loo siiyey inay teendhada shirka ka adeegaan.

Tirintii 18

Tirintii 18:1-11