Tirintii 18:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu waa inay dhawraan amarkaaga iyo hawsha teendhada oo dhan, laakiinse waa inaanay u soo dhowaan alaabta meesha quduuska ah iyo meesha allabariga, yaanay iyaga iyo idinka toona dhimanine.

Tirintii 18

Tirintii 18:1-4