Tirintii 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa la madax furayo, markay bil jiraan waa inaad ku madax furtaa, sidaad u qiimayso, lacag ah shan sheqel oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah (kaasu waa labaatan geeraah).

Tirintii 18

Tirintii 18:14-17