Tirintii 18:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midhaha ugu horreeya oo dalkooda oo dhan, oo ay Rabbiga u keenaan, adigaa iska lahaan doonta; oo mid kasta oo daahir ah oo gurigaaga joogaaba wax ha ka cuno.

Tirintii 18

Tirintii 18:5-22