Tirintii 17:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse ulihii ka soo qaaday Rabbiga hortiisa oo wuxuu u keenay reer binu Israa'iil oo dhan, oo way fiiriyeen oo nin waluba ushiisii buu qaatay.

Tirintii 17

Tirintii 17:2-13