Tirintii 16:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma idinla yar tahay in Ilaaha reer binu Israa'iil idiinka soocay shirka reer binu Israa'iil inuu idin soo dhowaysto si aad u samaysaan hawsha taambuugga Rabbiga oo aad shirka hortiisa istaagtaan oo u adeegtaan,

Tirintii 16

Tirintii 16:5-11