Tirintii 16:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Haaruun qaaday sidii Muuse ku hadlay, oo shirkuu ku dhex orday, oo bal eeg, belaayadiina dadka way ku dhex bilaabatay; oo fooxii wuu shiday, dadkiina buu u kafaaro guday.

Tirintii 16

Tirintii 16:43-48