Tirintii 16:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu yidhi, Tanaad ku ogaanaysaan in Rabbigu ii soo diray inaan waxyaalahan oo dhan sameeyo, waayo, anigu maankayga uun kama samayn.

Tirintii 16

Tirintii 16:26-31