Tirintii 15:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse qofkii gacan kibir leh gaf ku sameeyaa hadduu waddani yahay iyo hadduu shisheeye yahayba kaasu wuxuu caayay Rabbiga, oo qofkaas waa in dadkiisa laga gooyaa.

Tirintii 15

Tirintii 15:25-33