Tirintii 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii Rabbigu inagu farxo, ayuu dalkaas ina geeyn doonaa, oo wuu ina siin doonaa dalkaas caanaha iyo malabka la barwaaqaysan.

Tirintii 14

Tirintii 14:4-18